Ganacsatada suuqa, macaamiisha online-ka
Ku soo dhowow Bakaaro Market, meel ay ganacsatada iyo macaamiishu ku kulmaan. Waxaan alaabta ganacsatadeenna u soo bandhignaa si cad, annagoo ilaalinayna magaca iibiyaha leh.
Ganacsade, si diirran ayaan kuu soo dhoweyneynaa!
Alaabtaadu waxay mudan tahay meel wanaagsan oo lagu arko. Ganacsade kasta waxaan u diyaarinaynaa qayb lagu aqoonsado magaciisa iyo alaabtiisa.
Best electronic Costomers
Ka eeg laptops, kamarado iyo qalabka codka. Guji magaca alaabta si aad u aragto sawirrada, qiimaha iyo faahfaahinta iibka.
Laptops
HP EliteBook Silver — Core i7, Windows 11
HP ProBook x360 — Touch, 8GB RAM, 256GB SSD
Laptop Silver Pro — 16GB RAM, 1TB SSD
Laptop Casaan — 16GB RAM, 1TB SSD
Laptop Silver Premium — 8GB RAM, 512GB SSD
Laptop Rose Gold — 8GB RAM, 512GB SSD
Kamarado
Canon EOS 90D iyo Lens 18–135mm
Qalabka codka
Teena Rose Gold — Wireless Earbuds
Iibiyaha: Best electronic Costomers.
Goobta iibka: Bakaaro Market.
Meel u furan ganacsatada cusub
Waxaan soo dhoweyneynaa ganacsatada doonaysa inay alaabtooda ku soo bandhigaan Bakaaro Market.